Home Wararka Somaliya Galmudug Sarkaal sare oo Ka Tirsanaa Ahlusuna Waljaamaca iyo Ciidamo uu wata oo...

Sarkaal sare oo Ka Tirsanaa Ahlusuna Waljaamaca iyo Ciidamo uu wata oo isku Soo Dhiibay Ciiidamada Galmudug

0

Taliyihii hore ee Garoonka Dhusamareeb u qaabilsanaa Booliiska Sayid-cali Cabdi Xaashi kana mid ahaa Saraakiisha Ahlusunna ee Bohol ku sugan iyo Ciidan uu wato ayaa hada yimid Duleedka Dhusamareeb.

Sarkaalkan iyo Ciidamada uu wato ayaa sheegay inay isu soo dhiibayaan Ciidamada Dowladda ka dib Qilaaf Soo kala dhexgalay isaga iyo Ahlusunna-da Bohol joogta.

Arintaan ayaa imaanaysa xili Maalmihii la soo dhaafay Ahlusunna Abaabul ka waday Bohol.

 

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo war kasoo Saaratay Dagaal Culus oo ka Dhacay Degmada Xudur
Next articleXaalada Ukraine ee Maanta: Ruushka oo Duqeeyay Dhoor Xaruumood iyo Magaalooyin Cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here