canada goose victoria canada goose jakke dame canada goose jakke tilbud moncler pas cher parajumpers norge salg parajumpers norge Dhageyso Xildhibaano ka hadlay Dadkii Lagu Xaquuqay Gobolka Bay” | Mudug 24 online
radiomudug24 xayisiin mudug24 source

Dhageyso Xildhibaano ka hadlay Dadkii Lagu Xaquuqay Gobolka Bay”

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahanyahay in ay baaritaan ku sameyso  dadkii lagu dilay deegaanka war-diinle.

Xildhibaan Xuseen Maxamed Maxamuud Gaagaale ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahanyahay in ay difaacdo dadka shacabka ah ,islmarkaana sida ugu dhaqsiyaha badan ay jawaab cad uga soo saarto dadkii lagu laayay deegaanka War-diinle ee gobolka Bay.

Ciidanka dowladda Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa la sheegay in ay dad shacab ah ku dileen deegaanka War-Diinle ee gobolka Bay.

Halkan Hoose Dhageyso

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

Comments

comments

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Akhriso Tirada Dhalinyaro Somali ah oo Mareykanka laga Soo Tarxiilay oo muqdisho ku soo wajahan..
- Jan 25, 2017
Dayuurad ay la socdaan Soomaali si qasab ah looga soo masaafuriyey dalka Maraykanka ayaa ...
Daawo Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo isku soo sharaxay Xilka Madaxweynaha Galmudug..
- Jan 25, 2017
Sida warbaahinta mudug24 horay u baahisay siyaasiga Axmed Ducaale Xaaf ayaa isku soo sharaxay ...
Daawo Sawirada Ahlu-suna oo Puntland ku wareejiyay Nin Dil ka Geestay Deegaanka..
- Jan 25, 2017
Maamulka Puntland ayaa Ahlusunn waljameeca waxaa ay kala wareegtay Nin lagu eedeyay dilkii dhawaan ...
Akhriso Magacyada Gudiga Doorashada Madaxweynaha Somaliya oo la Magacaabay..
- Jan 25, 2017
Gudoomiyaha baarlamanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari ayaa soo saaray wareegto uu kun magacaabay guddiga ...
Dhageyso Xildhibaanada Galmudug oo Magacaabay Labo Gudi oo qabandoona..
- Jan 24, 2017
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug oo Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Cadaado ayaa waxaa ay ...
Deg Deg Akhriso 6 Qodob oo isku raaceen Xildhibaanada Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose Goor Dhow..
- Jan 24, 2017
Xildhibaanada labada gole ee dowladda Soomaaliya oo hadda kulan looga hadlaayo arimaha doorashada Madaxweynaha ...
Deg Deg Diyaarad Helicapter ah oo ku dhacday Bartamaha Dalka Taliyaaniga..
- Jan 24, 2017
Sida warbaahinta Dalkaasi ku waramayaan Diyaarad nuuca Qumaatiga u kaca ayaa ku dhacday Bartamaha ...
Daawo Sawirka Amin Arts Hadii Xasan Shiikh la doorto Dadkaa is Cunidoona..
- Jan 24, 2017
Amin arts ayaa sawir ka sameeyay doorashada Dalka ka dhaceysa iyo xaalada hada taagan. Amin ...
Dhageyso Ciidamo ka tirsan Liyuu Boolis oo galay Gobolka Galgaduud..
- Jan 24, 2017
Wararka naga soo gaaraya degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in ...
Sawiro Gudoomiyaha Gobolka Minnesota oo istaaga ka dhacay isagoo Khudbad jeedinaya..
- Jan 24, 2017
Guddoomiyaha gobolka Minnesota ee dalkaasi Mareykanka Mark Dayton (69-jir) ayaa waxaa kusoo booday xannuun ...
Donald Trump oo saxiixay in Dalka Mareykanka uu ka baxo Ganacsiga Xorta ee TPP..
- Jan 24, 2017
Madaxwaynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ka dhabeeyay samaynta mid ka mid ah waxyaabihii ...
War Deg Deg ah Degmada Sadax-Higlo 4 Ruux oo shil Gaari ku dhintay goor dhow..
- Jan 24, 2017
Ilaa Afar Ruux ayaa ku dhimatay shil gaari oo goor dhow ka dhacay dagmada ...
Dhageyso Gabar 14 sano jir oo lagu kufsaday Deegaanka Qaydaro ee koonfurta Gobolka Mudug..
- Jan 24, 2017
Wararka naga soo gaaraya deegaanka qaydaro ee koonfurta gobalka mudug ayaa sheegaya in haweenay ...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo la Maxkamadeenayo sida Warbaahinta Dalkaasi sheegtay..
- Jan 24, 2017
Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump oo dhawaan xilka la wareegay, ayeey kooxo ...
Faafaahin Magaalada Gaalkacyo oo lagu Afduubtay nin kasoo Jeeda Beesha…
- Jan 24, 2017
Shalay galab magaalada Gaalkacyo waxaa lagu afduubtay mid kamid ah Dadka Dagan Magaalada Gaalkacyo, Ninkaasi ...

Facebook/Twitter

----------------------------------------------------------------------------- ============================================

ad


%d bloggers like this: