Home galmudug Dhageyso Ciidanka Galmudug iyo Dowlada Somalia oo ku Biiri Kara Dagaalka Dhuusomareeb”

Dhageyso Ciidanka Galmudug iyo Dowlada Somalia oo ku Biiri Kara Dagaalka Dhuusomareeb”

0

Dagaalka Ka Socda Dhuusomareeb Ayaa Wali Halkaasi ka Socda Waxana Dhici karta in Ciidanka Dowlada Somalia iyo Kuwa Galmudug ku Biiri karaan Dagaalka Hadii uu sii Socdo’

Ciidanka Galmudug iyo Kuwa Dowlada Somalia Ayaa Maanta La Wareegay Deegaanada Mareerguur iyo Mirig Kadib Markii Halkaasi ka Baxeen Ciidanka Maamulka ahlu-suna oo Xiligan Dagaal Xoogan ku Jira,

Ciidanka Galmudug Ayaa Halkaasi Si Nabad ah kula Wareegay Waxayna La Hadleen Shacabka Magaalada iyagoo Fariisimo ka Sameestay Goobo Muhiim ah oo Magaalada,

Ciidanka Ayaa Dhici karta in ay u soo Ruqaansadaan Dhanka Dhuusomareeb oo Xiligan Dagaal Xoogan uu ka Socdo Waa Hadii uu Dagaalka uu sii Socdo,

Halkan ka Dhageyso

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here