Home wararka Dalka Dhageyso Axmed Cali Fiqi oo Ka Shifay Sababta Keentay in Diyaarada Daallo...

Dhageyso Axmed Cali Fiqi oo Ka Shifay Sababta Keentay in Diyaarada Daallo La Qarxiyo iyo Qaabka Loo Qarxiyay’

0

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabadsugidda Qaranka Axmed Cali Fiqi ayaa sheegay inuu aamisan yahay in diyaaradii Daallo ee ku soo laabtay garoonka Muqdisho kadib qarax hawada ku dhacay kadib lala beegsaday qarax uu ka danbeeyay qofkii diyaaradda ka dhacay ee meydkiisa laga helay degmada Balcad.

Fiqi oo wareysi siiyay VOA-da ayaa sheegay in marka la fiiriyo sida ay wax u dhaceen arrintu u badan tahay in qof is qarxiyay uu ka danbeeyay qaraxa ka dhacay diyaaradda, isagoo sheegay inay jireen digniino badan oo hore u jiray. Wuxuuna intaasi ku daray in qaraxa loola dan lahaa shirkadda Turkiga oo digniinadaas aan u imaan Garoonka Muqdisho.

Axmed Cali Fiqi Ayaa Sheegay in Ay iska Cadahay in Diyaarada La Qarxiyay lakin ay Sugayaan Natiijada Halkaasi kasoo Baxda,

Halkan Hoose ka Dhageyso

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here