Home wararka Dalka Daawo Sawiro Dheeraad ah Hub Wareejintii Maanta ee Gaalkayco ka Dhacday iyo...

Daawo Sawiro Dheeraad ah Hub Wareejintii Maanta ee Gaalkayco ka Dhacday iyo Dowlada Galmudug oo La Wareegtay’

3

Waxaa Magaalada Gaalkacyo ka Dhacday Xaflad Xil Wareejin ah Taasi oo Maamulka Galmudug ay kala Wareegeen Labo kamid ah Beelaha Gobolka Mudug Daga,

Hubka Maanta Waxaa Qeyb Ka Ahaa Dhameestirka Hub Horey Loo Wareejiyay iyo Beelo Cusub oo Dhankooda Wareejiyay Hubkooda Waxana Arinkaasi soo Dhaweeyay Shacabka Galmudug,

Hoos ka Daawo

hubka1 hubka2 hubka3 hubka4 hubka5 hubka6 hubka7 hubka8 hubka9 hubka10

10 ku laabo mudug24 xiriir

3 COMMENTS

  1. MASHA ALLAH, WAA ARIN WANAGSAN IN LA MIDEEYO,CIIDAMEEYO, LANA TAYEEYO Ciidamadda Xoogga Qaranka ee Gal-mudug state of Soomaaliya.

    GEESIYADDA GAL-MUDUG STATE WAA IN LOO DIYAARIYO HANASHADA GUULAHA & GUDASHADDA WAAJIBAADKOODA ILAA HEERKA QARAN.

    WEY U FUDUDAAN DOONTAA Haddii ay ciidamadda helaan dress,daryeel & tabo baro ku filan..GUDASHADDA HOWSHA ADAG & WAAJIBAADKA SHAQO EE HORYAALO HALYEEYADDA GAL-MUDUG STATE OF SOMALIA.

    GAL-MUDUG MAINLAND FORCES WAA GUUL NBADEED.

    GAL-MUDUG = GUUL, GOBANIMO EHEL U AH.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here