Home wararka Dalka Daawo Wareysi Dheer Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin oo ka Hadlay Heshiiska Ahlu-suna...

Daawo Wareysi Dheer Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin oo ka Hadlay Heshiiska Ahlu-suna iyo Taariikh Nololeedkiisa’

0

Madaxweynaha Galmudug Cabdi kariin Xuseen Guleyd Ayaa Taaariikhdiisa ka Warameysa Waxana uu sharaxay Halka uu ku Dhashay iyo Goobta Waxa ku soo Bartay,

Madaxweynaha Ayaa Geesta kale ka Hadlay Heshiiska Galmudug Halka uu Marayo iyo Waxyaabaha arinkaasi uga Qabsoomay,

Cabdi kariin Waxa uu Dhanka kale ka Hadlay Arimaha u Qabsoomay Maamulkiisa Galmudug Tan iyo Markii Xilkaasi loo Magacaabay,

Sidoo kale Ayuu Sharaxay Waxyaabaha Maamulka Guulaha ku Gaari karo isla markana ku Guuleysan karaan isagoo Sharaxay Qaabka Ciidanka loo Mideyn lahaaa,

Halkan Hoose ka Daawo

cabdi 22

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here