Home wararka Dalka Madaxweynaha Ahlu-suna Shiikh Maxamed Shaakir oo aan Tageen Nairobi ” Maxaa Sababay”

Madaxweynaha Ahlu-suna Shiikh Maxamed Shaakir oo aan Tageen Nairobi ” Maxaa Sababay”

0

iyadoo Magaalada Nairobi uu ku Sugnaa Madaxweynaha Galmudug isla markana Warbaahinta Qaarkood Qoreen in Madaxweynaha Ahlu-suna uu Dhankiisa Tagayo Nairobi Ayaa arintaasi Waxaa kasoo Baxay Warar kale,

Madaxweynaha Maamulka Ahlu-suna Shiikh Maxamed Ayaa Ayaa Guud ahaan Booqaneen Magaalada Nairobi isagoo Dhuusomareeb ku Sugan,

Sababtoo Ah Cabdi kariin Xuseen Guleyd Waxa uu Nairobi kula kulmay Siyaasiyiin kale Waxana Muqdisho uu ku Laabanayaa Dhawaan,

Shiikh Maxamed Shaakir iyo Cabdi kariin Kulankooda Waxaa ka Horeeyay in Heshiis Dhab ah Lawada Gaari isla markana La Diyaarsho Nuuca Heshiiska Waxa uu Yahay,

Taasi ayaa keeni karta in Labada Masuul isku Hor Fadhiistaan Wax Diyaarsan Lakin Waxay Labadooda ka Mideysan Yihiin Midnimada Maamulka Galmudug iyo Balaarintiisa,

Sidoo kale Siyaasiyiinta Galmudug ee Ahlu-suna kasoo Jeeda Ahlu-suna Ayaa Dhankooda Aaminsan Fakarka Midnimada umada galmudug Lakin Taasi Badalkeeda Waxay Rabaan in Maamulka Ahlu-suna Kaalin Feecan laga Siiyo Maamulka Galmudug,

Wixii ku soo Kordha Lasoco

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here