Home wararka Dalka Daawo Fanaanada Hodan Cabdi Raxmaan iyo Axmed Rasta oo Dhiigooda u Shubay...

Daawo Fanaanada Hodan Cabdi Raxmaan iyo Axmed Rasta oo Dhiigooda u Shubay Bukaanada ku Jira isbitaalka Madiina’

0

Labada Fanaan ee Axmed Rasta iyo Hodon C.raxmaan oo maalmahaan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxay sameeyeen tallaabo aysan qaadin fanaaniintii ka horeeyay ee imaaday magaalada Muqdisho.

Tallaabada ay sameeyeen labada fanaan ayaa waxaa aad ula dhacay dadkii la socday iyo maamulka isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.

Halkan Hoose ka Daawo

hodan

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here