Home wararka Dalka Dhageyso Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo la Dhameestiray Tirada Xildhibaanada oo Gaartay’

Dhageyso Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo la Dhameestiray Tirada Xildhibaanada oo Gaartay’

1

Munaasabad lagu soo bandhigayay Xildhibaanno ka tirsan Koofur Galbeed Soomaaliya oo ka dhimanaa Baarlamaanka ayaa Xalay lagu qabtay Madaxtooyada Soomaaliya,waxaana ka soo qeyb galay Madaxweynaha Maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Mas’uuliyiin kale.

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ayaa Madaxtooyada Baydhabo ku soo bandhigay 56 Xildhibaan oo ka dhimanaa Golaha Wakiiladda Koofur Galbeed,iyadoo horay loo dhaariyay 89 Xildhibaan.

Tirada Guud ee Xildhibaanada Maamulkaasi uu yeeshay ayaa Gaaraya 142,waxaana la sheegay in ay yihiin Xildhibaanada ugu badan ee Maamulada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ay leeyihiin kuwa Maamulka Koofur Galbeed.

Halkan Hoose ka Dhageyso

riix

10 ku laabo mudug24 xiriir

1 COMMENT

  1. Shabeelaha Hoose =Habar gidir & biimaal, wixii xildhibaano & wasiiro ka soo galo gobolkaasi haddii si dhab ah loogu daro maamulka koonfur galbeed waa in labadaaasi beelood loo qeybiyaa. Haddii si cadaalad ah loogu qeybin waayo, waa in shabeelaha hoose la raaciyaa hiiraan & shabeelaha dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here