Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo soo Bandhigtay Hub ay Alshabaab kasoo Furteen(Sawiro)

Galmudug oo soo Bandhigtay Hub ay Alshabaab kasoo Furteen(Sawiro)

0

Ciidmada  Galmudug iyo kuwa xooga dalka somaliyeed ayaa maanta soo bandhigay hubkii shalay deegaanka bukure loogu soo furtay maleeshiyada argagexesada alshabaab.

Saraakiisha ayaa sheegay in hubka ay kaga soofurteen howlgalkii qorsheeys naa ee deegaanka bukure ee hoostaga degmada matabaan ee katirsan gobalka hiiraan

Xasan faarax oo kamid ahaa saraakiisha horkaceeysay howlgalka soona bandhigay hubka laga soofurtay haraadiga maleeshiyada alshabaab ayaa sheegay inay siiwadayaan howlagadala kadhanka maleeshiyada argagexesada alshabaab.

Hubkan laga soo furtay maleeshiyada  alshabaab ayaana lagu soo bandhigay degmada matabaan ee katirsan gobalka hiiraan

 

Ad
Previous articleXildhibaanada Koonfur Galbeed ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Bilaabay olole ka dhan ah xukuumadda Shalay Lagu Dhawaaqay
Next articleFu’aad Shongole oo Soo Hadlay Sheegayna Inuu Nool yahay farriin culusna soo diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here