Home Wararka Somaliya Puntland Shirkii Isimada Puntland oo Fashilmay iyo Cumar Cabdirashid oo Ka Hadlay

Shirkii Isimada Puntland oo Fashilmay iyo Cumar Cabdirashid oo Ka Hadlay

0

Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaake oo ka hadlayay qoraalka ay kasoo saareen xaalka siyaasadda Puntland ayaa sheegay.

1- In shirkii Isimadda Puntland uu fashilmay oo burburay, taasna ay dhankooda ku qasabtay in ay qodobadan xalka ah soo saaran.

2- In doorashada xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland, lagu galo doorasho nidaamka Xisbiyada, gaar ahaana 49 mudane baarlamaan ee gobalada Mudug,Nugaal, Barri iyo Sanaag.

3- In 17-ka xildhibaan ee SSC ay taladooda yeeshaan Isimada dhaqanka ee Beesha Dhulbahante, maadaama ay marxalad dagaal kujiraan bulshada deegaanadaas.

Ad
Previous articleWAR DEG DEGAH: Diyaarad Siday Madax Iyo Dhacab oo ku Burburtay Garoonka Muqdisho(Sawiro)
Next articleStanislav Rzhitsky oo toogasho lagu dilay iyo dowlada Ruushka oo ka carootay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here