Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Galmudug iyo Kuwa DF oo Howlgallo Miina baaris ah ka sameeyay...

Ciidamada Galmudug iyo Kuwa DF oo Howlgallo Miina baaris ah ka sameeyay Wisil (Sawiro)

0

Ciidamada Dowlada oo isugu jira Milatari, Booliis iyo Nabad Sugid iyo Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa Degmada Wisil ka sameeyey Saakay Howlgal Miina Baaris ah.

Amniga Deegaanka ayaa aad loo adkeeyey iyo Deegaanada ku xeeran waxaana Gacanta ku Haya Ciidamo kala duwan oo Halkaasi Gurmad ahaan u tagay.

Dhawaan ayaa Al-Shabaab Weerar ku soo Qaadeen Halkaasi waxaana ka dhashay Qasaare kala duwan oo soo gaaray Dadka Deegaanka iyo Dhinacyadii dagaalamay.

Saraakiisha Ciidamada Hogaaminaysa ayaa sheegay inay wali ku raad joogaan Al-Shabaabkii 27-kii Bishan Wisil soo Weeraray.

Ad
Previous articleShirka Golaha Wadatashiga oo galay Maalintii labaad.
Next articleGudoomiyaha Cadaado oo xafiiskiisa ku qaabiley wafdi ka socdey Hay,adda Save Childreen {Sawiro}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here