Home Wararka Maanta Wafdigii U Horeeyay Ee Ka Socda Dowladda Itoobiya Oo Mudo kadib Gaaray...

Wafdigii U Horeeyay Ee Ka Socda Dowladda Itoobiya Oo Mudo kadib Gaaray Gobolka Tigray.

0

Waxaa caasimadda gobolka Tigray ee Maqalle ka dagay Wafdi ka socday dowladda Itoobiya oo uu hoggaaminayo Afhayeenka Baarlamaanka Itoobiya Tagese Chafo, iyadoo halkaa ay wafdiga ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiinta u sarreysa TPLF, ee gacanta ku haya maamulka gobolka Tigray.

Ujaaddada socdaalka wafdigan ee magaalada Maqale ayaa lagu sheegay inay u kuurgeli doonaan qaabka uu u dhaqan galay heshiiskii nabadeed ee dhawaan ay wada galeen dowladda iyo TPLF.

Socdaalka Wafdigan ayaa kusoo beegmaya xilli la filayo in maalmaha soo socda ay Maqalle gaaraan Wafdi ka socda Midowga Afrika oo uu kamid yahay Madaxweynihii hore ee Kenya Uhuro Kenyatta.

Ad
Previous articleAbaabul dagaal oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab oo ka billowday Gobalada Mudug iyo Galgaduud ee Galmudug
Next articleOdayaashii Reer Xaaji Saleebaan ee Dhawaan Lasoo Xiray oo Goordhow Laga Soo Dhoofiyay Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here