Home Wararka Somaliya Galmudug Odayaashii Reer Xaaji Saleebaan ee Dhawaan Lasoo Xiray oo Goordhow Laga Soo...

Odayaashii Reer Xaaji Saleebaan ee Dhawaan Lasoo Xiray oo Goordhow Laga Soo Dhoofiyay Dhuusamareeb

0

Dowlada Goboleedka GalmudugĀ  oo Dhawaan Soo Xiray Sadex oday oo Katirsanaa Odayaasha Reer xaaji saleebaan kuwaaas oo Dhawaan Alshabaab Magaaalada Xarardheere Heshiis kula Soo Galay ayaa Goordhow Diyaarada Laga Soo Saaray Garoonka Ugaas Khaliif ee Magaalada Dhuusamareeb.

Odayaashaan ayaa Loosoo Qaaday Magaalada Muqdisho Si loogu Maxkamadeeyo Xabsigana Loo Dhigo Sarkaal Ka mid ah kuwa Ciidmada Amniga Galmudug oo Mudug 24 lahadlay ayaa Noo Xaqiijiyay Arinkaan.

Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa ku adkaystay in lakeeno Xamar odayaashaan kadibna Maxkamad Lasoo Taago.

Sadexdaan oday ayaa laba Maalin kahor Shir Jaaraid ku Qabtay Magaalada Cadaado Taas oo Keentay In Ciidamada NISA Galmudug Ay Soo Qabtaan Kadibna Xabsiga Dhuusamreeb Kusoo Xiray.

Ad
Previous articleWafdigii U Horeeyay Ee Ka Socda Dowladda Itoobiya Oo Mudo kadib Gaaray Gobolka Tigray.
Next articleFanaan Cabdinaasir Macallin Caydiid oo ka mid ahaa Fanaaniinta Caanka ee soomaaliya oo geeriyooday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here