Home Wararka caalamka Daawo Sawirada Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Saraakiil Ciidan kaasi oo Salka...

Daawo Sawirada Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Saraakiil Ciidan kaasi oo Salka ku Hayay,,,,

0
SHARE

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Soomaliyeed ee Galmudug Cabdi karin Xusein Guled ayaa Waxa uu kulan la Qaatay Qaar ka Mid ah Sarakiil Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed Gaar ahaan    taliska Qaybta 21 ee cidanka xooga dalka Soomaaliyeed janaral Caanood iyo Korneel Ciro Waxana Ay ka Wada Hadleen Arimo badan oo Muhiim ah oo ku Saabsan Sidii lo Dar Dar Galin laha in Ciidanka Xooga Dalka ay  kala Waregaan Al Shabaab degano ka tirsan Gobalka Galgaduud oo Wali Ay ku Harsan Yihiin Haraadiga Maleeshiyada Xoogda Al Shabaab ee Soomaliya ka Dagaalanta

Kulankooda oo ahaa mid saacado Badan Qaatay ayaa Wax lagu lagfa Guray sida Arimahaasi oo idil Wax looga Qaban lahaa Waxaan Madaxweynaha iyo Saraakiisha Ciidanka ay is tusiyeen Arimo Muhiim u ah Nbada Gobalada Dhaxe ee Dalka

General Caandood oo ka Mid ah Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed oo la hadlay Warbaahinta ayaa Waxa uu shegay in klankiida arimo badan lagu Faaqiday isla Markana ay sii Socon doonaan hawulaha looga Hortagayo Qatarta Haraadida alshbaab oo uu shegay in ay ku dhuumaalaysanayan qaar ka mid ah deganada dalka

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmdug Mudane C.karin Xusen Guled oo hadalka soo Afjaray ayaa waxa uu tilmaamy in mhiimad wayn  ay leedahay ka hortaga  haradiga alshabaab waxana uu tilmaamy in ciidanka  xooga dalka ay gacan siin doonaan ciiidamada dowlad gobaleedka galmudug isla markana si wadajir ah ay hawul  galo u bilaabi doonaan waxana u tilmaamy in galmudug ay diyaar u tahay in alshabab la soo afjaro isla markana si waafi ah logta hortago

sikastaba kulankooda labada dhinac aya waxa uu ku sooa daya iyadoo dhawan degano galgaduud ka tirsan hawul galo ciidanka dowlada ay ka wadeen kuwaasi oo ay ku baacsanayaan haraadiga alshbaab

Xafiiska WARARKA Cadado

 

sara1

sara1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here