Home Wararka caalamka Madaxweynaha Galmudug oo ku Baaqay in Dib Loo Dhigo Doorashada Maamulka Jubland,,,

Madaxweynaha Galmudug oo ku Baaqay in Dib Loo Dhigo Doorashada Maamulka Jubland,,,

0

Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed Oo Hadal ka jeedinayay Munaasbad Lagu Soo Dhaweynayay Safiirki Hore Ee DFS u Fadhiyay Dalka kenya Amb-Maxamed Cali Nuur Ameerico ayaa waxaa uu ka hadlay Doorshada Maamulka jubba Oo La Filayo in 15ka Bishaani ay ka dhacdo Magalada Kismaayo islmarkana lagu dooranaya Madaxweynaha Maamulkaasi,

Madaxweyne Guuleed ayaa ku baaqay in dib loo Dhigo Doorshadasi maadama sida uu Tilmaamay ay Jiraan Beelo ka soo Horjeeda sida hadda wax u socdaan saluug badana ka muujinaya qaabka Maamulka jubba uu ku Dhisan Yahay

isagoona Dhinac kale  xusay in ay haboon tahay in la sameyo wada hadalo lagu qancinayo Beelahaasi ka Hor Doorshada Maamulkaasi si Loo Qabto Doorsho loo wada dhan yahay sida tii lagu ka dhacday cadaado.

Madaxweynaha Oo Hadal Dhinacyo badan ka jeediyay xafladasi ayaa ka codsaday shacabka soomaaliyeed in ay taageeraan Dowladnimada Soomaaliya si loo Gaaro Wadadii Hormarka

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here