Home Wararka Somaliya Jubbaland Mid ka mid ah saaxibada Raysuwasaare Rooble oo loo Diiday inuu Kursi...

Mid ka mid ah saaxibada Raysuwasaare Rooble oo loo Diiday inuu Kursi uu ku Fadhiyay U Tartamo iyo Rooble oo Ka aamusan

0

Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha C/xakiin Ashkir ayaa loo diiday kursi Xildhibaannimo oo deegaan doorashadiisa tahay Kismaayo.

C/xakiin Ashkir oo doonayay inuu u tartamo kursiga HOP079 oo horay qoondo u ahaa ayaa loo xiray shaqsi gaar ah oo uu watay Madaxweynaha Jubbaland.

Mr Ashkir ayaa ka mid noqonaya tiro Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Rooble oo kuraas ka soo waayay deegaanada ay ka soo jeedaan.

 

iyadoo hannaanka ay ku waayeen aanu aheyn habraacii doorasho ee uu ka mas’uulka ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha oo Guddoomiye u ah Golaha Wadatashiga Qaran oo bishii hore dib u Sixid ku sameeyay habraacii laga wada qeyliyay, balse taas bedelkeed uu sii kordhiyay boobkii doorashada.

Ad
Previous articleDeg Deg: Dil goordhow ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa
Next articleShiikh Caan oo Goordhow qarax loogu Dilay Magaalada Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here