Home Wararka caalamka Garoonka Oshaco airport ee Galmudug oo laga Dhoofiyay La haystayaal Dhawaan la...

Garoonka Oshaco airport ee Galmudug oo laga Dhoofiyay La haystayaal Dhawaan la Siidaayay…

0
SHARE

waxaa goordhaw Garoonka Diyaaradaha Galmudug Ee Oshaca international laga dhoofiyey  haystayaal Burcad badeed ay ku haysteen mudo deegaanka Camaara Ee Gobalka hobyo oo si xooga ay ku soo furteen Ciidanka Galmudug.

 

Ciidamada amaanka Dawlaada Galmudug ayaa dhawaan si xooga waxa ay ku soo furteen  la haysta yaashasi  waxa  Galmudug ay ku hanjabtay in ay kuwea kale oo Burcada Gacanta ugu jirana ay dhawaan s i xooga ku soo furanayaan.

 

Wararka Mudug24 ay kam helayso  Caasomada Galmudug ayaa shegaya in Goordhaw ay dhofeen la haysta yaashii diyaarad qasana ay ka qaday Oshaco international airport Galmuudg.

 

Dhwaan Filo sawirada iyo Warbixinta oo dhamestiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here