Home Wararka caalamka Dhageyso Cabdi Qeybdiid oo Ka Hadlay Shirka Gobolada Dhexe iyo Halka lagu...

Dhageyso Cabdi Qeybdiid oo Ka Hadlay Shirka Gobolada Dhexe iyo Halka lagu Qabanayo oo Muran ka Taaganyahay…Dhageyso Wareysi Madaxweynaha…

3

Kulanka ayaa laga soo saaray Qodobo dhowr ah oo ay kamid yihiin halka lagu qabanyo Shirka oo la isku raacay in laga dhigo Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud iyo in Gudiga Farsamada ay Degmada Cadaado tagaan iyo sidoo kale in Ciidamada AMISOM ee Ilaalinaya Shirka  la geeyo Degmada Cadaado.

 

 

 

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in la isku Afgartay Qodobadaasi.

 

 

 

Sidoo kale Wakiilka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay  in IGAD ay ku dhiirigalineyso Gudiga Farsamada Dhismaha Maamulkaasi islamarkaana IGAD iyo Beesha Caalamku ay garabtaagan yihiin..

 

 

 

Shirka Maamul u sameynta Gobolada dhexe ayaa waxaa jiray Caqabado dhowr ah oo haystay oo ay kamid tahay halka la dhigayo Gogosha  Shirka.

 

 

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Madaxweynaha

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here