Home Wararka Somaliya Galmudug Senator c.xakiim Macalin Axmed oo Laga Soo Doortay Galmudug oo Qaatay Shahaadada...

Senator c.xakiim Macalin Axmed oo Laga Soo Doortay Galmudug oo Qaatay Shahaadada Tartanka Gudoomiye Ku xigeenka

0

Senator Cabdixakiin Macalin Axmed oo u tartamaya Qabashada Xilka Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare ayaa qaatay shahaadada Murashaxnimo ee Golaha Aqalka Sare.

Senator Cabdixakiin ayaa kamid ah shaqsiyaadka aadka loo saadaalinayo ee ugu cadcad doorashada gudooonka aqalka sare.

Ad
Previous articleQaraxyo Culus oo Lala Beegsaday Goobo Wax Barasho ee Magaalad Kaabul(Sawiro)
Next articleGudoomiyaha Gobalka Galgaduud oo Mudo Ka Dib lamagacaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here