Home Wararka caalamka Musharax Axmed Macalin Fiqi oo Ka Hadlay Colaada ka Jirta Gobolka Mudug,,,Dhageyso,,,

Musharax Axmed Macalin Fiqi oo Ka Hadlay Colaada ka Jirta Gobolka Mudug,,,Dhageyso,,,

3

Musharax Axmed Macalin Fiqi ayaa ka Hadlay Dagalada kasoo Cusboonaaday Gobolka mudug isagoo Shicib ugu Baaqay in arintaasi ka qeyb qaataan…

 

 

Suldaan Ayaa Sheegay in Deegaanka uusan Guureen Hase yeeshee Dadka ay dhimanayaan Sidaasi Darteet ayuu Sheegay in la Joojiyo Colaada Gobolka Mudug…

 

 

Musharax Axmed Macalin Fiqi ayaa Noqonaya Musharaxii ugu Horeeyay ee ka Hadla Dagaalka Shalay kasoo Cusboonaaday Degaanka Saaxo oo ay ku Dagaalameen Maleeshiyo kala Taabacsan Galmudug iyo Puntland…

 

 

Dhageyso Codka Musharax

10 ku laabo mudug24 xiriir

3 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here