Home Wararka Maanta Faahafahin Qarixii la dhacay Ceelasha Biyaha iyo Halka Uu ka Dhacay

Faahafahin Qarixii la dhacay Ceelasha Biyaha iyo Halka Uu ka Dhacay

0

Faahfaahino kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo saakay aroortii hore ka dhacay gudaha deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho, kaas oo jugtiisa si xoogan looga maqlay halkaasi.

Qaraxa oo ahaa ismiidaamin ayaa waxaa wararka qaar ay sheegayaan in loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qaraxa, kaas oo lagu weeraray saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin.

Qarax ayaana la Xaqoojiyay inuu ka dhacay Gudaha Xerada ay Daganaayeen Ciidamada amaanka Dowlada Soomaaliya Gadiid Dagaal oo Gubtay iyo Meydad Xerada Dhex daadsan ayaa Durbaba lasoo wariyay .

Qarax ayaaba La sheegay in lagu soo raray Gaari aan Xabadu karin kaas oo laga War Helay asagoo Bartamaha Xerada Taagan kadibna Is Qarxiyay.

 

 

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah: Qarax aad u Xoogan oo ka Dhacay Ceelsha biyaha
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey Taliyayaal Ku dhintay Qarixii Ceelasha Biyahao iyo Sawirada Baaxada Khaasaraha u gaystay Qaraxaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here