Home Wararka caalamka Xassan Shiikh Maxamuud’ Axmed Madoobe Hogaamiye Lama Dhihikaro’ Dhageyso…..

Xassan Shiikh Maxamuud’ Axmed Madoobe Hogaamiye Lama Dhihikaro’ Dhageyso…..

0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo Shalay Booqasho ku tagay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in Maamulka KMG ah ee Jubba  loo daayay Magacii hore ee ahaa Maamul Goboleedka Jubbaland.

 

 

 

 

 

 

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka KMG ah ee Jubba Magacaasi horay loogu heshiiyay islamarkaana maanta waxii ka danbeeya la qaadanayo Magacii hore ee ahaa Maamulka Jubbaland.

 

 

 

 

 

 

“Axmed Madoobe hada laga bilaabo looguma yeeri karo Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba ee haloogu yeero Madaxweynaha Jubbaland”ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.

 

 

 

 

 

 

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here