Home Wararka Maanta Xukuumada Soomaaliya oo dalbatay in dib Loo dhigo Banaanbaxa

Xukuumada Soomaaliya oo dalbatay in dib Loo dhigo Banaanbaxa

0

Ilo ku dhow dhow shirka u socda Ra’iisul Wasaaraha, Midowga Musharaxiinta iyo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle ayaa ii xaqiijiyay in Xukuumadda ka dalbatay musharaxiinta in bannaan baxa berri 26 February dib loo dhigo, si loogu diyaar garoobo sugida amniga iyo sidii loo qaban lahaa bannaan bax si nabadgelyo ku dhaca.

Sidoo kale Xukuumadda waxay Guddi baaritaan u saareysa wixii dhacay 19 Febraayo, kana xuntahay dhibaatadii dhacday oo ay ka tacsiyadeyso dadkii ku dhintay iyo kuwii ku dhaawacmay.

Waxaa la filayaa in war rasmi ah la soo saaro goordhow waxaana Shirka dibad joog ka ah Warbaahinta

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleShirka Musharaxiinta iyo Ra’isul Wasaare Rooble oo Goor dhaw Furmay
Next articleWarmurtiyeed Laga soo saaray Shirkii Musharaxiin, Ra’isul Wasaaraha iyo Madaxda Maamul Gobaleedyada (Akhriso)