Home Wararka Maanta Xubnaha ka Tirsan NISA oo Xilkii Laga qaaday

Xubnaha ka Tirsan NISA oo Xilkii Laga qaaday

0

Agaasimaha NISA Mahad Salad ayaa is bedelkii labaad ku sameeyay qeybo ka mid ah hoggaanada Hey’adda. Hoggaanada is bedelka lagu sameeyay waxaa ka mid ah Agaasinka Arrimaha Dibadda ee NISA oo loo magacaabay Sarkaal lagu magacaabo Caddow oo horay u heystay Waaxda CT

Xilka Agaasinka Arrimaha Dibadda waxaa laga qaaday Sarkaal lagu magacaabo Liban Kadiye oo ka mid ahaa raggii aadka ugu dhawaa Agaasimihii hore NISA Fahad Yaasiin, markii ugu dambeeyay oo Fahad dalka isaga baxayay ka mid ahaa raggii horay u raacay.

Dowladda cusub ee Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa isbadalla Culus ku sameenayay Taliska Hay’adda waxaana xilalkii Laga qaaday Madax sare

Ad
Previous articleP.M Xamza oo shaaciyey Qodabada ay xukuumadiisu Xooga saareyso
Next articleDeg Deg Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here