Home Wararka Maanta Deg D eg Xog hayihii guud ee Gudiga Doorashooyinka heer Federaal oo...

Deg D eg Xog hayihii guud ee Gudiga Doorashooyinka heer Federaal oo Xilka Laga Qaday

0

Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka  Heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha Guud ee Guddigaas u magacaabay mudane C/raxiim C/casiis Aadam ka dib markii uu xilka ka qaaday xoghayihii hore C/shakuur Daauud Maxamed.

Masuulka xilka laga qaaday ayaa loo magacaabay xubin ka mid ah Guddi-Hoosaadka hawlgalka Doorashooyinka, Waxaana masuulkam lagu eedeeyey inuu soo saaray go’aano iyo qoraalo aan lala ogeyn..

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

Ad
Previous articleRaysulaasaare Scott Morrison oo loo Haysto Hees uu Si Xun u Qaaday iyo Qalalaase Ka dhashay
Next articleDhageyso: Khudbadii uu Jeediyay Xildhibaan Kulan Jiis Markii la doortay kadib

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here