Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Federaal Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha Guud ee Guddigaas u magacaabay mudane C/raxiim C/casiis Aadam ka dib markii uu xilka ka qaaday xoghayihii hore C/shakuur Daauud Maxamed.
Masuulka xilka laga qaaday ayaa loo magacaabay xubin ka mid ah Guddi-Hoosaadka hawlgalka Doorashooyinka, Waxaana masuulkam lagu eedeeyey inuu soo saaray go’aano iyo qoraalo aan lala ogeyn..
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA
Ad