Home Wararka Maanta Xog ku saabsan Dagaalkii Maanta ka dhacay Saldhiga yaaqshiid

Xog ku saabsan Dagaalkii Maanta ka dhacay Saldhiga yaaqshiid

0

ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in dagaalka ka dhacay saldhiga degmada Yaaqshiid uu ku bilaawday ka dib markii uu saldhiga tegay taliyaha NISA u qaabildan deegaanka Daara-Salaam uuna isku dayay in uu gudaha lagalo ciidanka la socday.

Ciidamada booliska ee joogay saldhiga ayaa ka biya diiday in ciidanka hubaysan ay gudaha galaan, taas ayaana keentay in dagaal uu dhaxmaray labada ciidan.

Sida qof ka dhow saldhiga uu ii sheegay waxaa dagaalka ku dhintay 2 ka mida ciidanka la socday sarkaalka Daar-salaam u qaabilsanaa NISA halka ciidanka Booliska laga dilay hal askari.

Ad
Previous articleDeg Deg Rag hubaysan oo Weerar ku qaaday Saldhiga yaaqshiid oo la dilay
Next articleRa’isul Wasaarihii Hore ee Japaan oo si la yaab leh Lagu Toogtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here