Home Wararka Maanta Xisbullah oo weerar loo adeegsaday gantaallada la hago ku qaaday waqooyiga Israa’iil

Xisbullah oo weerar loo adeegsaday gantaallada la hago ku qaaday waqooyiga Israa’iil

0

Kooxda gurmadka degdeg ah ayaa sheegtay in nin Israa’iili ah uu ku dhintay meel ku dhaw xuduudda Israa’il ay la wadaagto dalka Lubnaan.

Dilka nin kan ayaa ka dambeysay kaddib markii gantaal laga soo riday Lubaan uu ku dhacay waqooyiga Israa’iil.

Waaxda gurmadka degdeg ah ee Israa’iil ayaa sheegtay in ninka la dilay uu rayid ahaa, isla markaana ay jiraan dhaawacyo kale oo gaaray dad rayid ah.

Waa khasaarihii ugu horreeyay ee Israa’iil ka soo gaara dhinaca waqooyi todobaad kii la so dhaafay.

Kooxda reer Lubnaan ee Xisbullah ayaa sheegtay in gantaallada la hago ay ku riday deegaanka Shatula.

Dowlada oo Ciidan Dheeri ah u dirtay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa deegaanka Cadaan Laxeey oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe geysay ciidamo dheeraad ah oo ka qeyb qaadanaya howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Deegaankaan ciidamada dheeraad

Shirkadda Dayaaradaha ee Turkish Airlines oo hakisay Duulimaadyadii Muqdisho

Shirkadda dayaaradaha ee Turkish Airlines ayaa hakisay duullimaadyadeeedi caalamiga ee ay ku imaanaysay magaalada muqdisho muddo maalmo ah. Ma cadda sababta ay shirkaddu u joojisay duullimaadyadeeda, hase yeeshee wararku waxay

Khudbadii Madaxweyne Donald Trump ee aqalka Congreska iyo Waxyaabihii uu kaga hadlay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisii ugu horreysay ee Congress-ka xilligii labaad ee madaxweynaha ku bilaabay isagoo ku dhawaaqay, “Ameerika way soo laabatay.” “Lix toddobaad ka hor, waxaan hor istaagay

Dagaal qaraar oo saakay ka dhacay Bariga Gobalka Mudug iyo Khasaaro ba’an oo ka dhashay

Dagaal aad u culus ayaa saakay goor hore ka qarxay Duleedka degmada Afbarwaaqo gaar ahaan degaanka Buq qalooc Dagaalkaan ayaa dhexmaray lama maleeshiyo beelood oo kasoo kala jeeda Maamulada Galmudug

Qaraxyo laga cabsi qabo in Sacaadaha Soosocda oo laga digay

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa Talaadadii soo saartay digniin ku socota muwaadiniinta Mareykanka, iyadoo sheegtay in ay heshay “xog la hubo oo la xiriirta suurtagalnimada weerarro dhowaan ka dhici kara”
Ad
Previous articleWararkii ugu Danbeeyey Dagaal Culus oo Alshabaab ku qaadeen Deegaanka Bariujeed
Next articleWar Deg Deg ah: Gudoomiyihii Jamaacada Umada oo Xilika Laga Qaaday