Home Wararka Maanta Xisbiga Wadajir oo Madaxtooyada Soomaaliya ku Eedeeyay Dagaalka Boosaaso (Akhriso)

Xisbiga Wadajir oo Madaxtooyada Soomaaliya ku Eedeeyay Dagaalka Boosaaso (Akhriso)

0

War ka soo baxay xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir ee uu hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa looga hadlay dagaaladii ka dhacay Boosaaso.

Xisbiga Wadajir, ayaa Villa Soomaaliya ku eedeeyay dagaalada iyo colaadaha ka dhacay qaybo ka mida gobolada dalka taasi oo ay ugu dambeesay xaaldda Boosaaso.

Ad