Magaalada Muqdisho waxaa Kulan ku yeeshah Xildhibaanada Labada aqal ee ka soo jeeda Galmudug iyo Wasiirada cusub ee Beesha Habar gidir.
Kulankaan oo ka dhacay Muqdisho ayaa qeyb ka ah Taageerada Xukuumada cusub ee dhawaan uu soo dhisay Ra’isul Wasaare Xamza.
Warar ayaa sheegaya inuu jiro culeysyo ay wajahayaan Golaha Wasiirada cusub taas oo Shaki galinaysa in la Ansixiyo Wasiirada R/W Xamza.
Xildhibaana kasta waxay la kulmayaan Wasiiro kasta oo Beesheedu heshay si ay Taageera ugu muujiyaan.
Ad