Home Wararka Maanta Xildhibaanada Beri la Dhaarinaayo oo Fariin loo Diray

Xildhibaanada Beri la Dhaarinaayo oo Fariin loo Diray

0

Xoghayaha Guud ee Golaha shacabka ayaa Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u diray fariin ah in Xildhibaannada oo  wata aqoonsiyadooda ay berito yimaadaan adadeemiyada tababarka ciidanka booliska ee Jeneraal Kaahiye.

Qoraalka ayaa u qornaa sidan:

Xildhibaano Ramadaan Kariim

Beri hadii ilaahay yiraahdo xildhibaanka oo wata aqoonsigiisaa waxuu imaanayaa  akadamiyada tababarka Ciidanka Booliska ee Generaal Kaahiye (police academy) saacadu markay tahay 9.30 aroornimo.

 

 

Halkaa ayaa basas looga qaadayaa Xildhibaanada oo lagu geynayaa Teendhada Afasiyooni oo ah goobta xaflada dhaarintu ka dhacayso.

Baabuurtiina iyo askartiin waxaa uga tageysaan barxada Dusiga tababarka Booliska ee Genaral Kaahiye.

FG: Xildhibaanada Degan Agagaarka Airporka Waa In Ay Yimaadaan Saldhiga Airporka Halkaas Oo Loogu Diyaariyey Basaki Ka  Qaadi Lahaa Islamarkana Uu Geyn Laha  Goobta Dhaarinta.

Mahadsanidiin
Xoghayaha Guud ee Golaha shacabka

 

Ad
Previous articleFaahfaahin ķasoo Baxaysa Dagaalkii Ka Dhacay Xabsiga wayn ee Hargaysa
Next articleMaxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa diiday waqti 2 todobaad ah oo uu dalbaday maanta Garyaqaanka guud ee Dawladda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here