Home Wararka Maanta Xildhibaan Beerey oo isaga tagay Xubinnimada Guddiga Doorashada Madaxweynaha 10aad Soomaaliya.

Xildhibaan Beerey oo isaga tagay Xubinnimada Guddiga Doorashada Madaxweynaha 10aad Soomaaliya.

0

Xildhibaan Maxamed Axmed Maxamed (Beerey) ayaa isaga tagay xubinnimada Guddiga isku dhafka ah ee Doorashada Madaxweynaha 10aad JFS ee kala metalaya Golaha Shacabka & Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka.

Xaanshi uu ku saxiixanay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad JFS Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sababta lagu sheegay arrin u gaar ah balse aanay la shaacin.

Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa buuxiyay booska uu banneeyay Xildhibaan Beerey ee xubinnada guddiga Doorashada Madaxweynaha JFS ee 10aad, waxaana booskaas lagu baddelay Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh.

Xildhibaan Maxamed Axmed (Beerey) ayaa deegaan-doorashadiisu tahay Magaalada Jowhar ee DG Hir-Shabeelle, waxa uu u tartamay xilka Guddoomiyaha Guddiga isku dhafka ah ee Doorashada Madaxweynaha 10aad JFS waxa uu helay 5 cod.

Liiska Wadamada laga Mamnuucay Galitaanka Dalka Mareykanka oo lasoo Bandhigay

Sida ku xusan qorshe ay diyaarisay Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee liiska casaanka ah, Mas'uuliyiinta dalkaasi ayaa qorsheynaya inay adkeeyaan sharciyada gelitaanka muwaadiniinta dhowr waddan oo Carbeed, sida ay sheegtay

Magaalada Berbera Wiil Dhallinyaro ah oo Jaceyl Dartiis Dab isku Qabadsiiyay

Wiil dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Berbera ee Somaliland ayaa dab is qabadsiiyay, kadib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo gabadh uu jacayl ka dhexeeyay Jimcihii shalay.

4 Qof oo ugu geeriyootay Xanuun aan la ogeyn Gobolka Karkaar ee Puntland

Wararka ka imaanaya Degmada Rako Raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa sheegaya in uu halkaasi ka dilaacay Xanuun safmara oo aan weli la aqoonsan si deg deg

Maxaa Keenay cabsida laga qabo in uu Dagaal ka dhex qarxo Itoobiya iyo Ereteriya?

Kadib muddo dhowr sano ah oo laga nastay xurguftii muddada dheer ka dhexaysay Itoobiya iyo Ereteriya, mar kale dhinacyada ayaa isku hub urursanaya, iyada oo laga cabsi qabo in dagaal

Madaxweyne Galmudug oo ku baaqay in loo Midoobo Dhameestirka Kooxda Shabaab

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlaayay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in Al shabaab ay marayaan waqtiyadoodi ugu dambeeyay kaliya loo baahan yahay in loo midoobo
Ad
Previous articleKenya oo Cabsi Xoogan Soo Wajahday kadib Weerarkii Ceel Baraf ee Ciiamadda ATMIS.
Next articleXukun adag oo lagu Riday Sargaalkii dilka u geestay Najma Cabdillaahi oo Dhawaan Hargaysa lagu Dilay