Home Wararka Maanta Xildhibaan aadan Saransoor oo Xil Sare loo Magacaabay

Xildhibaan aadan Saransoor oo Xil Sare loo Magacaabay

0

Gudoomiyaha golaha shacabka Aaden Madoobe ayaa u magacaabay Xildhibaan Aden Saransoor in uu noqdo masuulka baarlamaanka Africa kumatalaya baarlamaanka 11-aad ee JFS.

Aden Madoobe ayaa si qarsoodi ah ku magacaabay Aden Saransoor oo ay isku beel kasoo jeedaan, habeenkii Doorashada Saransoor-na si cad u sheegay in codka lasiiyo Aaden Madoobe.

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa bilaabay guux ka dhan ah go’aanka Gudoomiyaha oo ay kusifeeyen mid ka fog dhexnimo.

Ad