Home Wararka Maanta Xeer ilaaliyihii Hore ee Qaranka oo loo Magacaabay Safiir

Xeer ilaaliyihii Hore ee Qaranka oo loo Magacaabay Safiir

0

Dr. Axmed Cali Daahir oo loo magacaabay Safiirka JFS u fadhi doona dalka Hindiya ayaa maanta laga guddoomay warqadaha aqoonsiga safiirnimo, waxaana looga guddoomay munaasabad lagu qabtay Madaxtooyada dalka Hindiya.

Intaas kadib Danjire Axmed Cali Daahir ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Hindiya Marwo Droupadi Murmu, safiirka cusub kulankaas waxaa ku wehliyey diblomaasiyiin ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya, wuxuuna
Danjire Axmed Cali Daahir Madaxweynaha Hindiya u gudbiyey dhambaal ay dowladda Soomaaliya u dirtay dowladda Hindiya.

Ad
Previous articleCiidamada Dowlada iyo Kuwa Macawislayda oo Kaabiga Ku Haayo Magaalo Alshabaab mudo maamulayaay
Next articlePuntland oo Shaacisay Waxa ay ka Tabanayso Dowlada Xasan shiikh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here