Home Wararka Somaliya Puntland Xasan Shiikh oo U Gar dhigtay Maamulka Puntland War Saxaafadeedna Soo Saaray

Xasan Shiikh oo U Gar dhigtay Maamulka Puntland War Saxaafadeedna Soo Saaray

0

Qoraal toos ah oo Madaxweyne Xasan Sheekh soo saaray oo lagu daabacay Villa Somalia ayaa looga hadlay xiriirka dowlad Goboleedyada, gaar ahaan Puntland.

Sida laga dheehan karo war murtiyeedka waxaa uu Madaxweynaha muujinayaa inuu diyaar u yahay la
macaamilka Puntland, sidoo kalena war murtiyeedka loo dhigay qaab gar-dhigasho ah.

Warar aan helayo ayaa waxay sheegayaan in sidoo kale Puntland ay wasiiradeeda u fasaxday la macaamilka dowladda federaalka, lana fillayo in todobaadyada soo socdo ay dhacaan kulamo u dhaxeeya Wasiirada dowladda Federaalka iyo Wasiirada Puntland, si ay u bilaabato wada shaqeyn iyo in la fasaxo mashaariicda ka xaniban maamulka Puntland.

Ad
Previous articleCabitaan Soomaalidu aad isticmaasho oo la sheegay inay kansar laga Qaado
Next articleCiidamada dowladda federaalka ee taliska Abiy Axmed oo toogasho ku dilay dhakhtar ku taqasuustay maqaarka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here