Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa tagay Eritrea, isagoo halkaas kula kulmaya caawa dhigiisa Afwerki, oo ay ka wada hadli doonaan iskaashiga 2-da dal iyo Xaaladda Geeska Afrika.
Waa safarkii 6-aad oo MW Xassan ku tago Eritrea iyo imaanshihisii xukunka 2022.
Ad