Home Wararka Maanta Xarun kale oo Hormuud leedahay oo Cawa Markale Qaraxyo lagu weeraray

Xarun kale oo Hormuud leedahay oo Cawa Markale Qaraxyo lagu weeraray

0

Xaruntii Shirkada Hormuud ee ku taalay Xaafada Jabad geele oo ka tirsan Degaanka Ceelasha biyaha ayaa lagu weeraray Bom gacmeed .

Qasaara Hantiyadeed ayaa jiro waxaana la weeraray waqti shaqaalaha ay ka sii baxayaan shaqada xaruntan.

Waa habeenki labaad ee laweerara dhismaha xarun ay leedahay Shirkada Hormuud .

Lama oga Waxa ka dhaxeeya Hormuud iyo Alshabaab oo Badanaa Laga Bartay Inay Qaraxyada Noocaan Ah Fuliyaan Wali Kama Hadal Hormuud Weeraradaan kusoo Bilowday Sidoo kale Dowladu Wax war ah Masoo Saarin oo ku Saabsan Qaraxyadaan.

 

Ad
Previous articleSoomaaliland iyo SSC Khaatumo oo Dagaal Culus Dhexmaray Maantay
Next articleMaraykanka oo Markaan ku baaqay dawlad ay Falastiiniyiintu leeyihiin oo ka talisa Daanta Galbeed iyo Marinka Gaza Kadib Dagaalo Qaraar oo wali socda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here