Xaruntii Shirkada Hormuud ee ku taalay Xaafada Jabad geele oo ka tirsan Degaanka Ceelasha biyaha ayaa lagu weeraray Bom gacmeed .
Qasaara Hantiyadeed ayaa jiro waxaana la weeraray waqti shaqaalaha ay ka sii baxayaan shaqada xaruntan.
Waa habeenki labaad ee laweerara dhismaha xarun ay leedahay Shirkada Hormuud .
Lama oga Waxa ka dhaxeeya Hormuud iyo Alshabaab oo Badanaa Laga Bartay Inay Qaraxyada Noocaan Ah Fuliyaan Wali Kama Hadal Hormuud Weeraradaan kusoo Bilowday Sidoo kale Dowladu Wax war ah Masoo Saarin oo ku Saabsan Qaraxyadaan.
Ad