Home Wararka Maanta Xariirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud oo Khadiija Aadan Daahir Shaqada ka...

Xariirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud oo Khadiija Aadan Daahir Shaqada ka Joojiyay

0

Xariirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud ayaa shaqadii ka joojiyay Khadiija Aadan Daahir, kadib dhacdadii FISU World Games ee ka dhacday magaalada Chengdu ee dalka Shiinaha.

Eedaha shaqada looga joojiyay Khadiijo Aadan Daahir waxaa ka mid ah in ay tartankaas u dirtay gabadh ay habaryar u tahay , taas oo abuurtay fadeexad aad u xooggan.

Ad
Previous articleSarkaal Ka Tirsanaa Booliska oo Fal Lala yaabay Ku Kacay oo Lasoo Taagay Maxkamada Ciidamada Qalab ka sida
Next articleWasiirka gaadiidka iyo duulista hawada oo edayn Culus loo jeediyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here