Home Wararka Maanta Xafiiska Xeer ilaalinta oo Amray in la xiro Ganacsato Lagu Soo Eedeeyay….

Xafiiska Xeer ilaalinta oo Amray in la xiro Ganacsato Lagu Soo Eedeeyay….

0

Xafiiska Xeer ilaalinta qaranka ee dowladda Soomaaliyeed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu amar ku bixiyay in la soo qabto sharcigana la horkeeno saddex ganacsao oo ku eedeysan dhoofinta dhuxusha

Qoraalka uu soo saaray Xeer ilaaliye ku xigeenka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Cabdullaahi Maxamed ayaa loo diray Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa lagu amray in la soo xiro ganacsatada kala ah Yuusuf Jaamac, Axmed Xaaji Cali iyo Liibaan Xuseen Kaarshe degan lagu helay in uu dhoofiyay 20,000 loor oo dhuxul ah.

Gobolo badan oo ka tirsan dalka Soomaaliya ayaa laga dhoofiyaa dhuxusha iyadoo loo dhoofiyo wadamada carabta.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleMadaxweyne Qoorqoor oo Siwayn loogu Soo dhaweeyey Magalada Baydhabo(Sawiro)
Next articleHogaamiyaasha Soomaaliya iyo Liibiya oo Kulan Muhiim ah yeeshay (Sawiro)