Home Wararka Maanta William Ruto oo ugu danbayn aqbalay inuu la kulmo mucaaradka kenya

William Ruto oo ugu danbayn aqbalay inuu la kulmo mucaaradka kenya

0

Madaxweynaha Kenya oo sheegay unuu diyaar u yahay inuu la kulmo hogaamiyaha mucaaradka Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa sheegay inuu “xili kasta” diyaar u yahay inuu fool ka fool ula kulmo hogaamiyaha mucaaradka, RailaOdinga.

Hadalka madaxweynaha ayaa imanaya kaddib markii bilihii u dambeeyay ay dalka ka dhaceen mudaaharaadyo looga soo horjeedo dowladda.

‘Sida aad adiguba ogtahay, waxaan diyaar u ahay inaan kula kulmo’, ayuu yiri madaxweyne Ruto oo qoraal soo dhigay bartiisa twitter-ka.

Dhowr mar oo hore ayaa waxaa burbury wadahadallo ay lahaayeen xukumadda iyo Mucaaradka.

 

Ad
Previous articleCiidamada Dowlada oo Dib ula Wareegay Saldhig laba Maalin ka Hor laga Qabsaday
Next articleMooshinka Xasaasi Ah oo Xildhibanaada Maanta U Gudbiyeen Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here