Puntland ayaa ka reebtay inay sanadkaan u tartamaan Kuraasta Golaha Shacabka Wasiiro katirsan Xukuumadda Somalia ee taageeri jiray Villa Somalia.
Xubnaha la reebay ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Wasaaradda qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan.
Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim & Wasiirka Beeraha & Waraabka ee Xukuumadda Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid.
Siciid Deni ayaa Dhamaan Xubnahaan ka Reebay Tartanka Doorashada Xildhibaanimo asago Ku eedeeyey in Qaarkood Farmaajo Xulafo la Yihiin
Ad