Home Wararka Maanta Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo Masar uga Qeyb galay Shir Looga Hadlayay Waxbarashada...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo Masar uga Qeyb galay Shir Looga Hadlayay Waxbarashada (Sawiro)

0

Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Abdullahi Abukar Haji iyo wafdi uu hogaaminayo oo xalay gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa maanta ka qeybgalay shirka 14aad ee ururka waxbarashada, Hiddaha & Cilmiga u qaabilsan wadamada Islaamka ee loo-soo gaabiyo (ICESCO), kaasi oo Magaaladda Qaahira ka furay Madaxwaynaha Dalka Masar mudane Cabdifitaax Alsiis.

Wasiirka waxbarashada Eng Cabdullahi Carab ayaa warbixin ka siiyay ururka (ICESCO), horumarada Waxbarashada, Hiddaha, Cilmi baarista dalka, soo kabashada xaaladda Waxbarashada iyo hiigsiga dowladda Soomaaliya ee horumarinta Waxbarashadda iyo Cilmi-baarista.

Wasiirka Waxbarashada iyo wafdigiisa ayaa inta ay joogaan magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa ay la kulmi doona dhigagooda Wasaaradda Waxbarashadda Dalka Masar iyo madax kala duwan oo ka socda Wadamada Islaamka.

Dowlada Mareykanka oo Sabab u Noqotay Xil ka badelka lagu Sameeyay Wasiirka Gaashaandhigga

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa isku shaandheyn iyo is beddel ku sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiiradda, waxa uuna xilka ka qaaday kana saaray meesha labo Wasiir,

Raisal Wasaare Xamze oo Magacaabay Wasiiro Cusub Kadib Isku Shaadheyn uu Sameeyay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamze Abdi Barre ayaa maanta magacaabay xubnahan cusub ee Wasiirrada ee Xukuumadda JFS ee kala ah: 1. Md. Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi –

Kooxda Xisbullah oo weerar khasaaro geesatay ka fulisay gudaha Suuriya

Dagaallamayaal katirsan ururka Shiicada ee Xisbullaah , ayaa lagu soo waramayaa in gudaha u galeen qeybo kamid ah dalka Suuriya, waxa ayna kooxdan weerar ku qaadeen goob ay joogeen ciidamo

Meydka Nin la weysanaa Mudo oo laga helay hotel ku yaalla Muqdisho

Nin muddo labo Maalin ah la weysanaa ayaa Meydkiisa laga helay qol uu ka deganaa Hotelka Mansoor oo ku yaalla Nawaaxiga Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho. Marxuumka ayaa lagu sheegay

Madaxweynaha Turkiga oo Saddex Qodob kala hadlay dhigiisa Mareykanka Trump

Madaxweynayaasha dalalka Mareykanka iyo Turkiga ayaa yeeshay wadahal dhinaca telfoonka ah, waxa ayna labada masuul kawada hadleen arrimo dhowr ah oo ay ugu horreeyaan xoojinta xiriirka labada dal ka dhaxeeya
Ad
Previous articleMD Ku xigeenka Galmudug oo Xariga ka jaray dhismaha xarunta Wasaarada Deegaanka, Isbadalka iyo Cimilada Galmudug (Sawiro)
Next articleCiidamada Sirdoonka Galmudug oo xalay Howlgallo aga ka sameeyay Galkacyo