Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Sirdoonka Galmudug oo xalay Howlgallo aga ka sameeyay Galkacyo

Ciidamada Sirdoonka Galmudug oo xalay Howlgallo aga ka sameeyay Galkacyo

0

Ciidanka Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Qaranka Somaliyeed Nisa ayaa Xalay Howlgal Qorsheysan Ka Fuliyey Magaalada Gaalkacyo.

Howlgalkaan ay ciidanku Magaalada ka Fuliyeen waxa ay ku soo qab qabteen xubna ka Tirsan Al.shabaab iyo Qalabkoodi kuwaas oo ku Dhumaleysanayey Xaafadaha Magaalada Gaalkacyo.

Sida ay no Xaqijiyeen Saraakiisha Hogaamineysey Howlgalkaa waxaa Howlgalka Lagu Soo qabtay Xubna Sar sare oo Alshabaab ka Tirsan, waxayna sheegeen in Howlgalkaan ay joogteen doonaan Ciidamada Nabad Sugida Galmudug.

Ad
Previous articleWasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo Masar uga Qeyb galay Shir Looga Hadlayay Waxbarashada (Sawiro)
Next articleDhalinyaro ka soo jeeda Galmudug oo ka digay Boobka 3 kursi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here