Home Wararka Somaliya Galmudug Wasiirka Qorsheenta Galmudug maxuu kala hadlay Shaqaalaha Wasaaradda ?

Wasiirka Qorsheenta Galmudug maxuu kala hadlay Shaqaalaha Wasaaradda ?

0

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Qorsheynta Galmudug Axmed Cali Maxamed(Cantoobo)
Ayaa kulan la yeeshay Shaqaalaha Wasaaradda kulan is barasho iyo is xog wareysi ah.

Kulanka oo ka dhacay Xafiiska wasaaradda ayaa diirada lagu saaray is barasho, wax qabadka, caqabadaha jira iyo dardargelinta howlaha dhiman ee Wasaaradda.

Shirka waxaa goob joog ahaa Agaasime guud Cabdullaahi Cumar Aadan(Sakiin), Agaasime waaxeedyada iyo Shaqaalaha Wasaaradda.

Ad
Previous articleDeg Deg Diyaarado dagaal oo goor dhaw duqeeyay Gobalka Hiiraan
Next articleMadaxweyne Xasan sheikh oo Tababar usoo xiray Saraakiil Tababar ku qaadatay xerada Turkisom {Sawiro}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here