Home Wararka Maanta Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta oo ka Digay in Laga Been abuuro R/W...

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta oo ka Digay in Laga Been abuuro R/W Rooble

0

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Alcadaala oo Shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho Ayaa ka Digay warar Lagu Baahiyay Baraha Bulshada oo la xariirnay Dacayado Laga Fidiyay Ra’isul Wasaaraha.

Alcadaala Ayaa yiri “Dacaayadaha iyo aflagaaddada lagu sumcad dilayo Ra’iisul Wasaaraha Dalka, loona deegsanayo saraakiil iyo xafiisyo dowladeed.

waa wax laga xumaado oo looga gol leeyahay xagal daacinta doorashooyinka uu hormuudka u yahay. Dhaqammada noocan ahi marnaba kama weecin doonaan Ra’iisul Wasaaruhu ka miro dhalinta yoolka ah in dalka ay ka dhacdo doorasho hufan oo la isla oggol yahay.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Ururada Bulshada rayadka (Sawiro)
Next articleMadaxweyne farmaajo oo ku dhawaaqay in Raysulwasare Rooble Fashilmay Shir Deg Deg ahna Ku Baaqay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here