Home Wararka Maanta Wasiirka Beeraha Kenya oo dalab ku saabsan khaatka u gudbiyay madaxweynaha Soomaaliya

Wasiirka Beeraha Kenya oo dalab ku saabsan khaatka u gudbiyay madaxweynaha Soomaaliya

0

Wasiirka Wasaaradda Beeraha ee dalka Kenya, ayaa qoraal uu bartiisa twitterka ku baahiyay ku sheegay in kulan isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheikh Maxamuud ku dhexmaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga uu kala hadlay kordhinta dhoofinta khaatka ee la geeyo Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sidoo kale qoraalka ku sheegay in labada dowladood looga baahanyahay in ay meesha ka saaran caqabadaha ganacsi ee hor istaaga kobaca ganacsiga khaatka.

“Waxaan galabta kulan wada tashi ah kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay shirka 46-aad ee Golaha Maamulka Horumarinta Beeraha Adduunka (IFAD).

Waxaana hiigsaneynaa in aan kordhino dhoofinta khaatka ee loo dhoofiyo Soomaaliya iyo dalalka kale, sidoo kalana aan meesha ka saarno caqabadaha ganacsi ee hor istaaga kobaca warshadaha jaadka.” Ayuu ku yiri qoraalkiisa.

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleGalmudug oo Soo Bandhigtay Maydad Farabadan oo Alshabaab maantay Looga Dilay Dagaal Culus oo Dhacay
Next articleAlshabaab oo Suuqa Bakaaraha Ka Wada Dhaqaale Aruuris Xoogan