Home Wararka Somaliya Galmudug Galmudug oo Soo Bandhigtay Maydad Farabadan oo Alshabaab maantay Looga Dilay Dagaal...

Galmudug oo Soo Bandhigtay Maydad Farabadan oo Alshabaab maantay Looga Dilay Dagaal Culus oo Dhacay

0

Ku Dhawaad 50 mayd oo Shabaab ah isla markaasna aad loo suurad xumoobay ka dib markii la dilay ka dibna gaari lugu jiiday maydkooda ayaa ciidanada Galmudug soo bandhigeen maanta.

Qaycad iyo Bacaadweyn ayaa arintaani ka dhacday maalmihii la soo dhaafay ayaana halkaas dagaal ka socday sidaan idiin soo tabinay.

Ciidamada Galmudug ayaana Soo Bandhigay Maydad Farabadan oo maantay Alshabaab looga Dilay Deegaanada Lagu Dagaalamay.

Shalay ayaa Sidaan oo kale Alshabaab Dagaal Culus kadib looga Saaray Saldhiga Ay Kulaahaayeen Degaanka Qaycad.

Dadka qaar ayaa madaxa laga jaray isla markasna horay looga sii qaatay sida muuqatay.

Ad
Previous articleTuugo hubeesan iyo telfoono ay dhaceen oo gacanta lagu dhigay (Sawirro)
Next articleWasiirka Beeraha Kenya oo dalab ku saabsan khaatka u gudbiyay madaxweynaha Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here