Home Wararka Maanta Wasiirka Amniga Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu dhaariyay (Sawiro)

Wasiirka Amniga Soomaaliya Oo Muqdisho Lagu dhaariyay (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay dhaarinta Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur oo uu shalay xilkaas u magacaabay Ra’iisul Wasaaruhu.

Wasiirka Caddaaladda ee XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa dhaariyay wasiirka cusub.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa wasiirka cusub kula dardaarmay in uu si hufan u guto howsha muhiimka u ah qaranka ee loo igmaday si waafaqsan dastuurka iyo xeerarka dalka.

Xalay ayaa Loo Magacaabay Wasiirka Amniga Dalka ka dib Markii xilka laga qaaday Wasiirkii amniga xasan Xundubey Jimcaale

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug ayaa soo gaaray Muqdisho (Sawiro)
Next articleGudoomiye Mursal oo la saftay madaxweyne Farmaajo kana soo Horjeestay Magaacaabista Wasiirka Cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here